Skip to main content

Gargaar nololeed

Adeegyada kaalmada ama caawinta nolosha waxa looga dan lee yahay, in laga kaalmeeyo qofka soo galootiga ah, dhexgalka bulshadooda xushmadda leh, isla markaana ay gaadhaan isku filnaansho.Adeegyadaas waxa ka mid ah: shaqaalaysiin, kaalmo waxbarasho, dhaqaale, caafimaad iyo caawinta adeegyo kale sida, taageero dhanka guryaha iyo hoyga ah, isu raadinta qoyska iyo sidoo kale taageero nafsiyadeed.

Subscribe to Gargaar nololeed